A group of young Somalis opens a public library in Mogadishu to help university students in their studies.

Vocabulary: Education
Difficulty: Intermediate
# of Questions: 7

[fruitful_dbox]Step 1: Practice Vocabulary[/fruitful_dbox]

 

[fruitful_dbox]Step 2: Read Article[/fruitful_dbox]

 

Koox dhallinyaro ah ayaa waxay Muqdisho ka fureen maktabad dadka u furan oo buugaagta lagu aqristo.

Maktabadda waxay ugu magacdareen Ifiye, waxayna doonayaan in ardeyda Jaamacadaha ay helaan meelo ay ku aqristaan buugaagta, maadaama hadda aysan jirin maktbad qaran oo shaqeyneysa.

Si ay arrintaasi u sii wadaan waxay bilaabeen in baraha bulshada ay ku uruuriyaan Buugag oo shacabka ay ku tabarrucayaan Maktabadaasi Ifiye.

Maxamed Kaahiye waxa uu ka mid yahay dhallintaasi, halkan Nairobi ayuu dadka uga aruuriyaa buugaag noocey ahaadaan.

Waxa uu u warramay Axmed Xaji Xasan

 

[fruitful_dbox]Step 3: Su’aallo[/fruitful_dbox]

[mlw_quizmaster quiz=2]

Image and Article Credit: BBC Somali